Mareykanka oo War kasoo saaray Duqeyn khasaaro geesatay oo ka dhacday Jilib

War ka soo baxay taliska ciidamada Maraykanka ee Africa AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeyn diyaaradahooda dagaalka ka fuliyeen degmada Jilib lagu dilay Xubin katirsan dagaalahanada Al Shabaab. Mareykanka ayaa sheegay in duqeyntaasi lala beegsaday dagaalyahanada Al Shabaab, waxaana warka kasoo baxa taliska Mareykanka lagu xaqiijiyay in duqeynta lagu dilay xubin aan la magacaabin oo … Continue reading Mareykanka oo War kasoo saaray Duqeyn khasaaro geesatay oo ka dhacday Jilib